Waxaa magaalada Manchester dalka engriiska ka dhacay
Shirweyn oo ay ka soo qabgalaan waxgarada beelehe digil iyo mirfle
Ee magaalada Manchester iyo magaalooyinka ku dhow dhow
Shirkan oo si heer Sare ah loo soo agaasimaya ayaa waxaa uu ku dhacay jawali aad u wanaagasan ayadoo ay masuul’iin badan kaga qabqaateen xaga telefonada
Ayaagoo jooga Somalia
Shirkan waxaal la isla af gartey in la taageero maamul gobaleedaka koonfur galbeed ee Somali
Advertisement
February 2, 2010 at 8:05 pm |
asc/wr/wbr/
salamantiin dadka ababulay shikun kudhiyi manchester eeda indadaleen lakin hal shey yaa eed infadayi inii lasubiyo oo ah in lakahadalo hadalkeen oo rewinka eh mahadsantiin
asc/wr/wbr.